My Store
Anti Aging Face Cream
Anti Aging Face Cream
COLLAGEN ANTI-AGING CREAM.
Maad dooneysa in aad da'da la dagaalantid, hadaba meel saxan baad timid. Waa la isku wada raacay collagen anti-aging cream in uu resultigiisa aad uwanaagsanyahay. Wajiga waxuu ka ilaalinaya laablaabka. Mida kale waxaa usii dheer in uu dhalaal yar siinayo wajiga.
Creamkan waa mid awood uleh in uu hosta maqaarkaga nafaqeeyo. Gudaha uu sifiican ugalaya. Hadii aad dooneyso in aad da'da ka hortakto, waa kuugu waaninaya in aad creamkan iibsato.
Aniga creamkan mudo baan isticmaalay, waligeena midkale kumaan badalan. Sidaad u ogtihiin waxan ahay 31 jir aan laga garan 20 jir. Waana sii wadaya in aan isticmaalo insha allah.
RETINOL WHITENING CREAM
Creamka ku xigo oo aan doonayo in aad halkan kala baxdaan, waxaa la dhahaa RETINOL WHITENING CREAM. Kaas yuusan idinka fakan. Waa cream la isku cadeeyo, lakiin kiimiko wajiga kaa dhibaateynayo malaha sida kuwa ee dadka qaar iibiyaan. Creamkan waxaa loogu tala galay qof doonayo in uu is cadeeyo lakiin uusan rabin in uu maqaarka iska dhibaateeyo. Waxaan xasuusta in aan hada kohor idinku dhahay , walba hadaad is cadeyneesan, mid wajigaaga dhibaato ugeyneen isku cadeey. Creamkan wuu ku cadeynaya asigoon maqaarkaaga ku dheelin.
Dadbadan aan creamkan udhiibay aad bey ula dheceyn. Resultigiisa waxa lagu helaya in la isticmaalo 2 mar maalintii.
Dalabku waxuu qaadanaya 4-10 maalamaha shaqada